Qoysas barakacayaal hor leh oo soo gaaray Duleedka Magaalada Muqdisho.

Muqdisho  (Sh. M. Network)- Qoysaskani oo intooda badan ka soo barakacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay soo gaareen deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho. Barakacayaasha oo tiradoodu ay gaareyso Boqolaal ayaa waxa ay ka cabanayaan dhibaatooyin isbiirsaday oo ay ka mid yihiin Haraad More...

by Shamso Nuur | Published 3 months ago
By Shamso Nuur On Tuesday, August 8th, 2017
0 Comments

Baarlamaanka Soomaaliya oo Su’aalo Weydiiyay Xunbnaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan.

Muqdisho (Sh. M. Network)-Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka Dooday warbixin ay dhawaan usoo gudbiyeen guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka, kadib kulan ay ku yeesheen More...

By Shamso Nuur On Tuesday, August 8th, 2017
0 Comments

Suuqyada Ganacsiga Magaalada Garoowe oo maanta Xiran.

Garoowe (Sh. M. Network)-Qaar ka mid ah Suuqyada Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa maanta xiran, waxaana jirin dhaqdhaqaaqyada Ganacsi ee Suuqyadaasi. Xirnaashaha More...

By Shamso Nuur On Tuesday, August 8th, 2017
0 Comments

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliland oo lagu xir xiray Magaalada Hargeysa.

Hargeysa ( Sh. M. Network)-Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa ku soo waramaya in Xabsiga loo taxaabay Xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulkaas. Xildhibaanada More...

By Shamso Nuur On Tuesday, August 8th, 2017
0 Comments

Puntland oo sheegtay in ay Gacanta ku soo dhigtay Raggii ka Danbeeyay dilka guddoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Bari.

Boosaaso (Sh. M. Network)-Taliyaha qeybta Booliska ee Gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay dil Shalay More...

By Shamso Nuur On Tuesday, August 8th, 2017
0 Comments

Koox hubeysan oo Gaadiid ka afduubtay Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Mandera (Sh.M.Network)-Koox hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa Weerar dhabo gal ahaa ku qaaday gaadiid marayay Deegaano ka tirsan Magaalada More...

By Shamso Nuur On Tuesday, August 8th, 2017
0 Comments

Faah faahinno ka soo baxaya Dab geystay khasaare Hantiyadeed oo Xalay ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha.

Muqdisho (Sh.M.Network)-Dabka oo ahaa mid xoogan ayaa xalay ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho , kaas oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa ku fiday goobo Ganacsi More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

DEGDEG- Dab xoogan oo Caawa ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)– Dab xoogan ayaa goordhow ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Sarifka dabka ayaa ah mid aad u xoogan waxaana Suuqa ku sii More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Duleedka Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)–Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ruux shacab ahaa ay ku dileen Duleedka Magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa sida la sheegay waxuu ka dhacay Degaanka Ceelasha More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Guddoomiye Ku Xigeenkii hore ee Maamulka Gobolka Bari oo lagu dilay Boosaaso

Boosaaso (Sh M Network)–Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay dileen Guddoomiye Ku Xigeenkii hore ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland. Marxuumka More...