Dad Caraysan oo Gaari AMISOM ku Gubay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network)-Gaarigani oo ay lahaayeen ciidamada Midowga Africa ee AMISOM , islamarkaana nuuciisa ahaa Uuraalka Saanada u qaada ciidanka AMISOM  ayaa maanta waxaa lagu gubay Isgooska KM4 ee Magaalada Muqdisho. Waxaana Boqalaal dadweyna ah oo Caraysan ay Dab qabadsiiyeen gaarigaasi, iyagoo dhaawacay darawalkii More...

by Shamso Nuur | Published 10 months ago
By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ka Dooday Badeecadaha laga keeno dalka Dibadiisa.

Muqdisho (Sh.M.Network)-Kulanka xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid ay uga hadleen arrimo ay ka mid More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal oo Maanta lagu Doortay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Sh.M.Network)-Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ka mid xildhaanada baarlamaanka Aqalka Sare ayaa maanta loo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha guddiga Dastuurka labada More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee baarlamaanka oo Maanta lagu Doortay Muqdisho.

Muqdisho (Sh.M.Network)-Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ka mid xildhibaanada baarlamaanka Aqalka Sare ayaa maanta loo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha guddiga Dastuurka labada More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Al Shabaab oo Weeraray Kolonyo ka tirsan Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.

Mahadaay (Sh.M.Network)-Wararka laga helayo gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Guddoomiyaha degmada Mahadaay, saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Ilaalada Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo dad Shacab ah ku dilay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Sh.M. Network)-Laba ruux ayaa Geeriyootay laba kalana, waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii maanta ciidamo ilaalo u ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay rasaas More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

AKHRISO: Liiska Golaha wasiirada maamulka Puntland oo lagu dhawaaqay.

Garoowe (Sh.M.Network)-Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi, kadib markii dhawaan xukuumadii hore More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Shir looga hadlay Howlgallada ka dhanka ah Burcadbadeeda oo ka dhacay dalka Uganda.

Entebbe  (Sh.M.Network)-Shirkan oo ka dhacay Magaalada Entebbe ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiisha Xeebaha dalka Uganda iyo Masuuliyiin ka kala socda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa IGAD. Waxaa More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Muran ka dhashay Doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliland oo ka taagan Magaalada Hargeysa.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA Hargeysa (Sh.M.Network)-Iyadoo shalay Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland ay doorteen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi ayna u doorteen Xildhibaan Baashe More...

By Shamso Nuur On Monday, August 7th, 2017
0 Comments

Maamulka Puntland oo Digniin u diray Ganacsatada iyo Sarriflayaasha ku sugan deegaanada maamulkaas.

Boosaaso (Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Waceys ayaa Digniin adag u diray Ganacsatada iyo Sarriflayaasha , taas oo ku aadan in Lacagta Shiling More...